Daawo Muuqalka”Siyaasi Baashe Cali Jaamac Oo Kashifay Cida Cuntey 80-ka Milyan Ee Deynta Ah
February 5, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Baashe Cali Jaamac wasiirkii hore ee wasaarada biyaha Somaliland ayaa waxaa uu si kulul uga Hadley lacagta deynta ah ee shalay la shaaciyey in xukuumadii Siilanyo wareejisay
Siyaasi Baashe ayaa sheegay in lacagtaas deynta ah aaney aheyn lacag deyn ah xukuumada lagu leeyahay balse ay tahay lacagtii lagu galay olalaha .