Daawo Muuqalka”Taliye Ka Tirsanaa Ciidanka Somaliland Oo Isku Dhiibay Ciidanka Maamulka Puntland
February 5, 2019 - Written by admin
Garoowe(Berberatoday.com)-Gaashaanle Sare Ceydiid Axmed Nuur oo ka tirsanaa ciidanka Booliska Somaliand gaar ahaan kuwa ku sugan magaalada Badhan ayaa ka goostey ciidanka Somaliland isla markaana u goostey dhinaca ciidanka Maamulka Puntland
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/BGyW7ezrDL8?t=37
Berberatoday.com