berberatoday.com
Madaxtooyada Puntland Oo Hakisay Booqashadii Loogu Tagi Jiray Madaxweyne Siciid Denni Iyo Sababta
February 5, 2019 - Written by admin

Digreeto kasoo baxday xafiiska agaasimaha guud ee madaxtooyada Puntland ayaa lagu hakiyay qaabilaadii iyo balamihii loo sameyn jiray dadka booqanaya madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ilaa amar dambe.

Warqadda ayaa lagu wargeliyay agaasimayaasha madaxtooyada,golayaasha kala duwan ee dowlada iyo taliyaha ciidanka madaxtooyada ee Puntland in ay sida ugu dhakhsiyaha badan ku fuliyaan digreetadan.

Arintan ayaa u muuqata mid madaxweyne Siciid Cabdulaahi Deni uu ku xadidayo dhaqaaqa dadka doonaya in ay siyaabo kala duwan u booqdaan maadama dhawaan la rajaynayo in uu soo dhiso golaha xukuumadda cusub taasoo shakhsiyaad badan ay u hanqal taagayaan in ay kasoo dhex muuqdaan.

Sources Horseedmadia

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews