berberatoday.com
“Waxa Jira Laba Nooc Oo Tuuganimadda Ah, Mid Si Toos Ah Ayuu Uxadaa Wixii Markaa Yaalla Midna?”Aqoonyahan Jamaal Cali Xussen
February 5, 2019 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Iyada oo la shaaciyey deyn xad dhaaf ah oo ay xukuumadu la ciirciirayso ayaa siyaasiyiinta somaliland waxay siyaabo kala duwan uga hadlayaan daynta gaadhaysa 80 Milyan ee doolar ee xukuumadu la ciirciirayso.

Siyaasi Jamaal Cali Xuseen oo ka mid ah xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye waxa uu macno u waayey deynta xad dhaafka ah ee hada la shaaciyey in lagu leeyahay xukuumada uu hogaamiyo madaxweyne Muuse Biixi, taas oo uu ku tilmaamay mid la xaday.

Jamaal Cali Xuseen oo qoraal uu kaga hadlaya xaalada taagan ee deynta ay la ciirciirayso xukuumada Muuse Biixi ku baahiyey bogiisa Facebook ayaa waxa uu ku yidhi

“ Waxa jira laba nooc oo tuuganimadda ah, mid si toos ah ayuu u xadaa wixii markaa yaalla. Hadaba waxa jira tuug nooc kale ah oo isagu intaanu waxba xadin dadka ka sii dhaadhiciya inay lacagtaasi maqan tahay. Hadaba nooca danbe ayaa khatar ah. Waxba garan maynee si Alle u daa.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews