Cabdiraxmaan-Cirro Oo Xukuumadda Ka Codsaday Faahfaahin Ku Saabsan Daynta 80-Ka Milyan Ee Dollar Ah
February 6, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi ( Cirro), ayaa xukuumada ka codsaday inay faah-faahi ka bixiso qaabka loogu wareejiyay daynta sideetanka milayan ee doolar ah iyo qaabka xukuumadii hore ay ku daymowday.