Daawo Muuqalka”Wasiir Sacad Shire Shalay Iyo Maanta Lacagta 80-ka Milyan Ee Deynta Ah Laba War Oo Kala Duwan Oo Isburinaya
February 6, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada Maaliyada Somaliland Md Sacad Cali Shire oo maanta warbaahinta la Hadley waxuu sheegay in aaney jirin wax deyn ah oo xukuumadii Siilanyo ku wareejisay dawlada madaxweyne Muuse Biixi
Wasiir Sacad ayaa sida uu xildhibaan Buubaa warbaahinta u sheegay waxaa uu golaha wakiilada u sheegay in dawlada madaxweyne Biixi la daalo dhaceyso lacag deyn ah oo leeg 80 Milyan oo Dollar oo xukuumada madaxweyne Siilanyo ay kala wareegeen
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan