berberatoday.com
Madaxweyne Biixi Oo Ka Hadley Sababta Ay Dawladu Ula Wareegtay Hotel-kii Ku Yaalay Khayr-yada Magaalada Hargeysa
February 6, 2019 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu markii ugu horeysay uu ka Hadley sababta ay dhawaan dawladu ula wareegtay  Dhismaha ku yaaley Khayr-yada magaalada Hargeysa oo nin  ganacsade ahi uu Hotel ka sameystay .

Madaxweyne Biixi ayaa maanta cadeeyey in goobtaas laga dhigi doono xarun lagu keydiyo taariikhda Somaliland.

Mudanne Biixi ayaa saaka adalkan ka sheegay xaflad loo qabtay furitaanka dugsiga tababarka macallimiinta oo Hargeysa laga hirgaliyay.

“Lix bilood baannu murmaynay muwaadin ay dawladdu ka kiraysay guriga khayriyada, anna waxan lahaa madxaf qaran baa laga dhigayaa, ” ayu yidhi M<adaxweyne Muuse Biixi Cabdi mar uu maanta ka hadlaayay Wasaarada Waxbarashada oo buugaagta dugsiyada hoose dhexe oo milyan kor udhaafay lagu qeybinaayay.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews