Hargaysa”Dad Ajaanib Ah Oo Bartamaha Hargaysa Iyaga Oo Ka Kooban Rag Iyo Dumar kuLa Shaheeyay Bulsha, Fariina U Diray Caalamka
February 7, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dad Ajaanib Ah Oo Bartamaha Hargaysa Iyaga Oo Ka Kooban Rag Iyo Dumar kuLa Shaheeyay Bulsha, Fariina U Diray Caalamka Dad U Dhashay Wadanamada Yurub Oo Ka Kooban Rag Iyo Dumar Ku Labisan Garamaan Ay Ku Xardhan Yihiin Magaca Soomaliland Ayaa Badhtamaha Magalada Hargaysa Ku Dhex Shaheeyay Islamarkaana Waxa Sawiro Ka Qaaday Qaar Ka Mida Bulshada Ku Dhaqan Magalada Hargaysa Oo Ay Soo Jeeditay Indhahooda,
Dadkan Oo Aan Wadan Wax Ilaalo Ciidan Ah Ayaa Jeclaystay In Bulshada Soomaliland Iyo Caalamka Ay Indhahooda Ku Tusaan Inay Soomaliland Ka Mid Tahay Wadamada Ilahay Ku Mnaystay Amaanka Iyo Hormarka Kana Amaan Badan Tahay Wadamo Badan Oo Ka Mida Wadamada Ugu Caansan Dunida Ee Dhinac Kasta Ka Sameeyay Hormarka ,
Sidoo Kale Dadkan U Dhashay Wadamada Hormaray Ee Ku Sugnaa Magalada Hargaysa Ayaa Fadhiyay Xarunta Diyaarada Hargaysa Oo Ah Meel Badhtamaha Hargaysa Ku Taala Oo U Ah Astaan Wayn In Soomaliland Ay Dagaal Dhiig Badan Ku Daatay Kula Soo Noqdeen Wadankiii La Isku Odhan jiray Soomaliland Oo Ay Markii Hore Ay Ku Biirtay.
Si Kasta Ahaate Bulshadii Marayay Agagaarka Goobtan Ay Ku Suganayeen Ajaanibkan Ayaa Indhahooda Soo Jitay Islamarkaana Keentay In Gooobaha Bulshada Ku Kulanto Lagu Falanqeeyo Madaamama Ay Ku Shahaynayeen Meel Miis Ah Oo Makhayad Ah Iyaga Oo Ka Kooban Gabdho Iyo Tag.
Berberatoday.com