berberatoday.com
“Madaxweyne Biixi Qalbigiisa Daaro Dhisasho Iyo Duunyo Urursi Ayaa Ku Weyn…”Afhayeenka Xisbiga Waddani Barkhad Jaamac Batuun”Daawo Muuqal
February 7, 2019 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Afhayeenka xisbiga Waddani Siyaasi Barkhad Jaamac Xirsi Batuun ayaa waxaa uu eedeymo adag u jeediyey xukuumada Kulmiye ee talada dalka  haysa isaga oo si gaar ah uga Hadley hadalo kala duwan oo  ka soo baxay wasiirka maaliyada oo ku saabsan lacag deyn ah oo xukuumadii hore wareejisay .

Afhayeen Barkhad waxaa uu cadeeyey in madaxweynaha talada dalka haya qalbigiisa ay ku weyn tahay duunyo urursi iyo daaro dhisasho balse aaney qalbigiisa ku weynen wax u qabashada dalkan waa sida uu hadalka u dhigaye

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews