“Wasiirnimada Sharaftaada Ayaa Ka Muhiimsan….” Prof. Cabdi Cali Oo Wasiir Sacad Ugu Baaqay In Uu Is-casilo
February 7, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Prof. Cabdi Cali Jaamac ayaa waxa uu ka warbixiyay halka ay marayso dacwad uu ka gudbiyay xisbiga KULMIYE, lacagta daynta ee la sheegay in xukuumaddii hore ay ku wareejisay xukuumadda tallada haysa iyo hadalada is khilaafsan ee uu wasiirka maaliyadda Sacad Cali Shire uu warbaahinta ka sheegay
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/Dk9U7p3PA2Y?t=62
Berberatoday.com