Raxan Daanyeero Ah Oo Soo Weeraray Jaamicad U Gaar Ah Gabdhaha Kuna Taalla Dalka Sucuudiga !
February 8, 2019 - Written by admin
Riyad(Berberatoday.com)-Gabdho wax ka barta Jaamacada Biisha ee dalkaasi Sucuudiga ayaa waxa aad u argagax galiyey weerar ay ku soo qaadeen Raxan Daanyeero ah.
Dadka ku dhaqan Dalkaasi Sucuudiga ayaa waxay aad ugu faaleeyeen baraha bulshada sawiro iyo muuqaalo lagu baahiyey oo muujinayey daanyeerka soo weeraray jaamacadaasi.