Shirka Golaha Dhaxe Xisbiga Kulmiye oo Laga Dareemayo Boorama”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
February 8, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Magaalada Borama ee xarunta gobalka Awdal ayaa waxaa laga dareemayaa qaban qabaada shirka golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye oo dhawaan halkaasi ka dhici doona
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan