berberatoday.com
Dawladda Kuuriyada Waqooyi Oo U Dabaal Degtay 71 Sanno Guuraddii Kasoo Wareegtay Aas Aaskeeda
February 9, 2019 - Written by Berbera Today

W/Kuuriya(Berberatoday.com)-Dawladda Kuuriyadda Waqooyi ayaa u dabaal degtay 71 sanno guurada kasoo wareegtay markii la aas aasay dawladda dalkaasi , iyada oo bandhigyo waaweyn lagu qabtay goobo kala duwan oo dalkaasi kamid ah .

Waxa goob fagaare ah oo ay isugu soo baxeen shacabka dalkaasi ee caasimadda ku nool iyo madaxda dawladda Kuuriyada Waqooyi lagu soo bandhigay awooda ciidan ee Kuuriyada Waqooyi iyo farshaxano kale oo tiro badan, kuwaas oo lagu muujiyey horumaraddii kala duwanaa ee ay Kuuriyada Waqooyi gaadhey intii ay jirtay.

Sidoo kalena waxa munaasibad weyn lagu qabtay garoonka kubada cagta ee Biyoon Yaan Istaadyoom , iyada oo ay goobta isugu yimaadeen kumanaan kun oo qof oo reer Kuuriyada Waqooyi ah , waxaanay goobta dabaal dega ay khudbado ka jeediyeen saraakiil ka tirsan dawlada Kuuriyada Waqooyi.

Hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi ayaan goobta iman isagu, iyada oo hore loo filaayey in uu yimaado Garoonka Biyoon Yaan Istaadyoom .

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews