berberatoday.com
Garoon Dab Ka Kacay Dalka Barasil Oo Khasaare Ka Dhashay
February 9, 2019 - Written by Berbera Today

Brazil(Berberatoday.com)-Inta ilaa hadda la xaqiijiyey 10 qof ayaa ku dhintay 3 kalena waa ku dhaawacmeen kadib markii uu dab ka kacay mid kamid ah garoomadda ugu waaweyn garoomada lagu ciyaaro kubada cagta ee wadanka Baraasil, sida ay cadeeyeen kooxaha la dagaalama dabku.

Dabkan ayaa ka bilaabmay goob lagu sameeyo tabobarada oo lagu magacaabo Ninho Do Urubu, taas oo dhex taala garoonka weyn ee Falamiingo , goobtan uu dabku ka kacay ayaa la furay laba bilood ka hor kadib markii uu sidan oo kale dab uga kacay .

Sawiro lagu baahiyey baraha bulshada oo lagu qaaday diyaarad Helikobtar ah ayaa muujinaaya garoonka iyo goobta tabobarka oo uu xidhay qiiq faro badani .

Maamulka Naadiga Falamiingo ee garoonkan iska leh kuna ciyaarta ayaa warbaahinta maxaliga ah ee dalkaasi Baraasil u sheegay in goobta dhalinyarro tabobar la siinaayey ay hurdeen xiliga dabku ka kacay.

Ciidamada Booliska ayaa garoonka la wareegay , iyaga oo baadhitaano ku  samaynaaya goobta dabkaasi ka kacay, ilaa haddana lama oga sababta dhalisay dabkan.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews