Sirdoonka Somaliya Oo Raysal Wasaare Kuxigeenka Dawlada Xamar Mahdi Axmed Guuled Ka Codsaday Inuu Kusoo Wareejiyo Basaasin Uu Iskii Uqortay Oo Hargeysa Jooga
February 9, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sirdoonka Somalia, ayaa ka dalbaday Raysal Wasaare kuxigeenka Somalia inuu ku soo wareejiyo basaasiin uu iskii u qortay oo uu ka hawl galiyey Jamhuuriydda Somaliland gaar ahaan magaalada Caasimada ah ee hargeysa