Daawo Muuqalka”Aqoonyahan Jamaal Cali Xussen Oo Sharci Daro Ku Tilmaamay Xukunka Lagu Riday Wargeys-ka Foore
February 10, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Jamaal Cali Xussen oo ka mid ah xisbiga Kulmiye ayaa waxaa uu sharci daro ku tilmaamay xukunka ay saaka maxkamada gobalka Maroodi-Jeex ay ku riday Wargeys-ka Foore