Madaxweyne Farmaajo Oo La Sheegay Inuu Tilifoon Kula Soo Xidhiidhay Ex Wasiir Maxamed Jaamac Abgaal Iyo Waxa ay Kawada Hadleen Oo La Shaaciyay
February 10, 2019 - Written by Berbera Today
London(Berberatoday.com)-Raysal wasaare ku xigeenka dawlada Somaliya Md Mahdi Maxamuud Guuleed ( Khadar ) ayaa waxaa uu maanta shaaciyey isaga oo ku sugan magaalada London in madaxweyne Farmaajo uu khadka telefoonka kula soo xidhiidhay Ex Wasiir Abgaal .
Raysal Wasaare Khadar ayaa sheegay In Farmaajo Siyaasi Abgaal uga hanbalyeeyey in uu qirtey Hanti uu ku leexatey wakhtigii uu wasiirka isla markaana uu shacabka cafis weydiistey , waxaana uu Farmaajo u cadeeyey in ay arintaasi tahay mid wanaagsan kaga dayan doonana iyagu