Xoghyaha Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Xisbiga Waddani Oo Ujawaabey Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland
February 10, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Yoonis Axmed Yoonis Xoghayaha ciyaaraha ee xisbiga Waddani ayaa waxaa uu ka jawaabey hadal ka soo yeedhay wasiirka arimaha gudaha mar uu ku sugnaa garoonka kubada cagta ee Hargeysa
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/TSo2xqQo6bY
Berberatoday.com