berberatoday.com
Akhriso”Magac-yada Afar Wasiir Oo Xukuumadii Siilanyo Ka Tirsanaa Oo Moqdisho Ka Degay
February 12, 2019 - Written by admin

HAfar Wasiir Oo Xukuumaddii hore Ee Kulmiye ka tirsanaa ayaa saaka si kedis uga degay Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Dalka Soomaaliya, halkaasi oo ay illaa Hadda ku sugan yihiin.

Wasiir ku Xigeenkii hore ee Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Xasan Daahir Dhimbiil, Wasiirul Dawlihii hore ee Wasaaradda Cadaaladda Somaliland ee xukuumaddii hore ee Kulmiye Khadar Axmed Diiriye, sidoo kalena Xilal Agaasime Guud ka soo qabtay Wasaaraddaha Cadaaladda iyo Waxbarashada, Wasiir ku Xigeenkii hore ee Wasaaradda Arimaha Dibadda Somaliland Axmed Keyse Guray iyo Masuul kale oo aanaan magaciisa helin, balse isna Xil Wasiir ku xigeen kasoo qabtay Xukuumaddii hore ee Kulmiye ayaa sida la xaqiijiyay ka degay Caasimadda Dalka Soomaaliya ee Muqdisho.

Waxa sidoo kale la socday sida lanoo xaqiijiyay Siyaasiyiin kale iyo aqoonyahano dhalinyaro ah.

Sidan waxa u xaqiijiyay Shabakadda Foore mid ka mid ah masuuliyiintan oo ay khadka telefanka kula xidhiidheen.

Xubnaha golaha Wasiirada Xukumadii Siilanyo kamid ahaa ayaa loo fasiran karaa tagi taankooda Magaalada Muqdisho ee Dalka Somaliya inuu salka kuhayo raadsashada mansabyo siyaasadeed kadib markii ay ku hugoobeen inay xilal Siyaasadeed ka helaan Xukumada Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.

Tiro Afar kun oo qof kor dhaafaysa oo reer Somaliland ah ayaa mudooyinkan u dambeeyay ka degay Muqdisho sida lanoo sheegay.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews