Xisbiga UCID Oo Xil Ka Qaadis Sameeyey
February 12, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xoghayaha xidhiidhka gobalada ee xisbiga UCID ayaa waxaa uu maanta xilkii ka qaadey gudoomiyihii gobalka Togdheer ee xisbiga UCID
Berberatoday.com