Hargeysa(Berberatoday.com)-Cabdinasir Yuusuf Qodox ku xigeenka xoghayaha guud ee xisbiga UCID ayaa waxaa uu maanta shaaciyey in ka xisbi ahaan aaney diyaar u aheyn in kominshankan doorashooyinka ee hada joogaa ay doorasho danbe u qabtaan
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
Berberatoday.com