berberatoday.com
Ciidamada Amisom Oo Qaraxyo Lagula Eegtay Nawaaxiga Warshadii Hore Ee Baastada Iyo Khasaaraha Ka Dhashay
February 13, 2019 - Written by Berbera Today

Muqdisho(Berberatoday.com)-Ciidamada Amisom ayaa maanta duhurkii waxaa laba qarax oo miinada dhulka lagu aaso, lagula eegtay Nawaaxiga Warshadii hore ee Baastada Degmada Yaaqshiid.

Qaraxyadan oo laba ahaa ayaa dadka deegaanka waxa ay sheegeen in kolonyo Amisom oo halkaasi mareysay lala eegtay, inkastoo aanan si dhab ah loo ogeyn khasaaraha ka dhashay qaraxyadaasi.

Qof deegaanka ah ayaa sheegay inuu si wayn u maqlay jugta labada qarax ee Ciidamada Amisom lala eegtay, balse uusan ogeyn khasaaraha ka dhashay.

“Qaraxyada Ciidamada Amisom ayaa lala eegtay agagaarka Warshada baastada ayaga oo maraayo meeshaan dhawr mar ayeey wax ka dhaceen oo qarax ah oo Amisom lala eegtay.” Ayuu yidhi qof ka mid ah dadka deegaanka.

Al Shabaab ayaa badanaa miinooyinka dhulka lagu aaso, waxa ay galayaan wadooyinka Muqdisho, kuwaasi oo la eegta kolonyada gaadiidka.

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews