berberatoday.com
Dareen Qabyaaladeed Dib Uga Soo Ifbaxay Puntland Kaddib Golaha Wasiirada Cusub Ee La Magacaabay
February 13, 2019 - Written by Berbera Today

Garoowe(Berberatoday.com)-Golaha wasiirada Puntland ee uu dhawaan ku dhawaaqay Madaxweyne Saciid Cabdullahi Deni, ayaa waxa ay keentay dareen colaad siyaasadeed oo ay kala tirsanayaa qabaa’ilada ku dhaqan Puntland.

Marka beel ahaan loo eego golaha wasiirada Puntland, waxaa loo qeybiyey laba. Marka la isku daro 9 wasiir, waxaa la siiyaya beesha Majeerteen, ayada oo 5 ka mida sagaalkaas  laga siisyay beesha Maxmuud Saleebaan ee Majeerteen oo uu ka soo jeedo Deni. Qabaailada kale ayaa waxa loo qaybiyay 9 Wasiir.

Arintaan ayaa waxa  ay dib soo nooleysay dareenka horay looga qabay Puntland, oo ahaa  in Puntland ay tahay degaan ay heystaan beesha Maxamuud Saleemaan oo ay ayagu isku bad-badalaan maamulkeeda, cida madaxweynaha ka noqonaysana waxaa markastaa laga soo xushaa beesha Maxamuud Saleemaan.

Waxa hogaanka Punland horay isku xigsaday oo qabtay:

Cabdullahi Yusuf (Cumar Maxamuud)

Cade Muuse(Cusmaan Maxamuud)

Cabdirahman Faroole (Ciise Maxamuud)

Hadana dib ayaa loo soo bilaabay mar kale

Cabdi Wali Gaas (Cumar Maxamuud)

Saciid Deni(Cusmaan Maxamuud)

Madaxweynaha ku xiga Saciid Deni waxa uu laga soo dooran doonaa beesha Ciise Maxamuud

Arintaan ayaa waxa in mudo kasoo horjeeday beelaha ku dhaqan Sool iyo Sanaag iyo kuwa degan degaanka Mudug.

Beesha Carab Maxamuud Saalax ayaa waxa ay soo saartay warmurtiyeed ay uga soo horjeedo magacaabista golaha Wasiiradda oo aan ayaga waxa wasiir ah laga siinin.

Dhanka kale beesha Leylkase ayaa iyadana waxaa la siiyay hal wasiir oo ay ka biyo diideen ilaa iyo hadda.

Saciid Deni ayaa sheegay in aan waxba  laga badalaynin habka loo qaybiyay Golaha Wasiirada. Salaadiinta Puntland ayaa iska fogeeyay in ayan wax shaqo ah ku laheynin, oo aan lagala tashan magacaabista golaha wasiiradda.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews