Jigjiga: Qiimaha Iibka Dameeraha Oo Sare Ukacay Iyo Sababta
February 13, 2019 - Written by Berbera Today
Jigjiga(Berberatoday.com)-Waxaa sare u kac ku yimi qiimaha la kala siisto Dameeraha, Iyadoo saylada Xoolaha ee magaalada Jigjiga laga dareemayo mashquul aad u badan, Waxaana sara u kaca qiimahaasi lala kala siisto Dameerada ka hadley qaar ka mid ah dilaaliinta iyo dadka ka ganacsada.