Xukumada Somaliland Oo Ka Hadashay Wasiiro Xukumadii Siilanyo Katirsanaa Oo Xamar Ugoostay
February 13, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiir ku xigeenka amniga ee wasarada arimaha gudaha Somaliland ayaa waxaa uu maanta ka Hadley masulyiin wasiiro hore ka soo noqdey Somalilad oo ka degay dalka Somaliya
Maxamed Muuse Diiriye ayaa waxaa uu masuulyiintaas ku tilmaamay rag iska shaqo tagay isla markaana uu xaalkoodu ku danbeyn doono Somaliland ha na saamaxdo
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan
https://youtu.be/C4Wa7NPU75c
Berberatoday.com