War Deg Deg Ah”Madaxweyne Muuse Biixi Oo Xil Ka Qaadis Iyo Magacaabis Sameeyey
February 14, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/XKQ/222/1-269/022019, uu Xilka qaadis iyo Magacaabid ku sameeyey gudoomiye gobol iyo ku xigeenkiisa.
Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu Sidan:-
Wareegto Madaxweyne
Ku: Axmed Diiriye Cabdillaahi
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Daad-madheedh
Ku: Maxamed Cabdillaahi Cilmi (Xujaale)