berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Al-Shabaab Oo Madaafiic Ku Weerartay Saldhig Ay Degan Yihiin Ciidamo Maraykan Ah
February 15, 2019 - Written by admin

Moqdisho(Berberatoday.com)-Weerar madaafiic loo adeegsaday ayaa saaka lagu qaaday saldhigga ugu weyn ee ciidamada Mareykanka ay ku leeyihiin Soomaaliya oo ah Garoonka Balidoogle oo ku yaalla duleedka degmada Wanle-weyne ee gobolka Sh/hoose.

Al-shabaab ayaa baraha Internet-ka ee taageera ku sheegtay in madaafiic hoobiyeyaal ah ay weerareen saldhigga Balli-doogle.

War ay soo saartay Al-Shabaab ayay sidoo kale ku sheegtay in saldhigga Balli-doogle ay ka kacaan dayuuradaha aan duuliyaha laheyn ee Mareykanku duqeymaha kaga geysto Koofurta iyo bartamaha Soomaaliya.

Maamulka gobolka Sh/hoose ayaa ka gaabsaday inay faahfaahin ka bixiyaan weerarkan, lamana hayo faahfaahin ku saabsan khasaaraha duqeyntan.

Saldhigga Balli-doogle ayaa waxaa jooga boqolaal askari oo Maraykan ah kuwaasoo halkaas ku tababara ciidamada Kumandoska Somalia, dhinaca kalena waxaa saldhigaas isticmaala dayuuradaha wax duqeeya ee Maraylanka kuwaasoo duqeyno ka fuliya goobaha ay joogaan Al-shabaab.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews