Madaxweyne Trump Oo Ku Dhawaaqi Doona Xaalad Deg Deg Ah Iyo Sababta
February 15, 2019 - Written by admin
USA(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa lagu wadaa in uu ku dhawaaqo xaalad deg deg ah oo qaran si uu uga maarmo in Kongreska uu u ansixiyo lacag uu doonayo in uu ku dhiso xadka Mareykanka iyo Mekisko.
Aqalka Cad ayaa sheegey in Trump uu ku dhawaaqi doono 10-ka subaxnimo ee Jimaha maanta xilliga Washington, D.C., cakirnaata ammaanka qaran iyo midda bini’aadannimo ee ka jirta xadka koonfueed ee Mareykanka
