berberatoday.com
Xildhibaan Shaqada Iskaga Casilay Sabab Dad Badan Ka Yaabisay
February 15, 2019 - Written by admin

London(Berberatoday.com)-Xildhibaan ka tirsan baarlamanka dalka Slovenia ayaa xilka ka dagay ka dib markii uu dukaan ka xaday rooti, waxaana uu sheegay in shaqaalaha dukaanka ku yaalla Ljubljana ay u isku mashquuleen oo uu wax la hadla waayay.

Darij Krajcic ayaa warbaahinta gudaha u sheegay inuu ka xanaaqay sida loola dhaqmay uuna go’aansaday inuu tijaabiyo ilaalada dukaanka isagoo rootigii iskala baxay.

Xatooyadan ayaan la ogaanin, balse xildhibaankan ka tirsan xisbiga talada haya ee Marjan Sarec List ayaa markii dambe dukaanka ku laabtay si uu lacagta u bixiyo.

Xildhibaan Krajcic ayaa raali gain bixiyay, wuxuuna sheegay inuu ka xun yahay tijaabada uu sameeyay.

Hase ahaatee Brane Golubovic oo ah hogaamiyaha xildhibaannada xisbiga LMS ayaa Khamiistii cambaareeyay ficilka xildhibaan Krajcic wuxuuna ku tilmaamay mid aan la aqbali karin, taasoo keentay in xildhibaankan uu is casilo.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews