“Hogaaminta Muuse Biixi Waa Ta Ku Fikireysa Daaro Dhiso Dadkii Oo Abaaro La Il Daran” Afhayeenka Xisbiga Waddani Barkhad Jaamac Batuun
February 16, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Afhayeenka xisbiga Waddani Barkhad Jaamac Xirsi ayaa waxaa uu si adag u dhaliilay hogaaminta madaxweyne Muuse Biixi Cabdi .
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/QdXEJExM1NQ?t=121
Berberatoday.com