“Somaliland Waxa Ka Dhiman Uun, Hal Mar Oo Hogaamiye Run ah Oo Aragti fog lihi Uu Taladeeda Gacanta ku Qabto Kana Gudbiyo Marxaladdan Ay Ku Rafatay”Cali Guray. “
February 16, 2019 - Written by Berbera Today
“Dunida Carabta Oo Dhan Tuunis Iyo Aljeeriya Ayuun bay Madaxwaynayaashoodu ku yimaadda doorasho, In kastoo Aljeeriya Xabiib Burqiiba oo Gaadhi curyaam lagu Riixayaa uu Markii Shanaad Musharax Yahay”Cali Guray.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray) oo kamida ah shaqsiyaadka reer Somaliland ee aalaaba ka faalooda siyaasada geeska iyo guud ahaan arimaha carabta ayaa ka hadlay qorshaha madaxwaynaha dalka masar ku doonayo in uu talada dalka kusii hayso ilaa 2034 kaasi oo ku hawlan sidii uu ubadali lahaa xeerarka uyaalada dalkiisa.