” Ragii Kulmiye Laga Saarey Ha La Soo Celiyo..”Ex Wasiir Axmed Xaaji Cali Cadami”Daawo Muuqal
February 19, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirkii hore ee wasaarada gaashandhiga Somaliland oo maanta warbaahinta la Hadley waxaa uu ku baaqay in xisbiga Kulmiye dib loogu soo celiyey siyaasiyiin hore xisbigaasi laga saarey oo ku dhawaaqey garab .