Xeer-ilaalinta Oo Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex Usoo Gudbisay Eeda Abwaan Cabdiraxmaan Abees Iyo Qodobada Lagu Soo Eedeeyay!
February 19, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xafiiska Xeer ilaalinta somaliland ayaa mudo bil iyo dheeraada kadib maxkamada gobolka maroodi jeex usoo gudbisay eeda Abwaan Cabdiraxmaan Abees oo loo xidhay suugaan uu ku cabiray dareenkiisa.
Xeer ilaalinta ayaa laba qodob kusoo eedaysay Abwaan Abees kuwaasi oo ay ku sheegtay in uu dawlada ku eedeeyay in mashaariicda sifo khaldan ku siiso cid gaara.
