Daawo Muuqalka”Faadumo Siciid Oo Dhaliishay Safarkii Madaxweyne Biixi Ee Itoobiya
February 23, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Marwo Faadumo Siciid xoghayaha arimaha dibada ee xisbiga Waddani ayaa waxaa ay si adag u dhaliishay safarkii madaxweyne Bixii ku tagay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya oo ay ku sifeysay mid hoos u dhigay meeqaamkeenii
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/nnFQIAzvufE
Berberatoday.com