Daawo Muuqalka”Wasiir Hore Oo Ganacsi Noociisu Ku Cusub Yahay Somaliland Hargeysa Ka Sameeyay
February 23, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirkii hore ee biyaha Xukuumadii Madaxweyne Siilanyo Xussen Cabdi Boos ayaa waxaa uu magaalada Hargeysa ka Furay Ganacsi noociisu cusub yahay kaas oo ah isku bedelka lacag gaha oo hab Online ah duniga uga shaqeeya
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan