berberatoday.com
Madaxweynaha Sudan Oo Ku Dhawaaqay Xaalad Deg Deg , Xukuumadiisna Kala Diray
February 23, 2019 - Written by admin

Khartoum(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Sudan Cumar Albashiir waxa uu ku dhawaaqay Xaalad deg deg ah muddo hal sano ah.

Waxa uu kala diray xukuumaddii heer qaran. Waxa uu kala diray xukuumadihii gobollada.
Waxa uu sheegay in uu soo dhisayo xukuumad tayo leh.

Waxa uu ku baaqay wada hadal iyo xoogagga mucaaradku aysan dalka burbur u horseedin.
Waxa uu u tacsiyeeyay dadkii ku wax yeelloobay rabshadihii dalka ka dhacay.

Waxa uu dadkiisa uga boorriyay in ay ku waano qaataan waxa ka dhacay dalal Sudan daris la ah, kuwaas oo fowdo ku dambeeyay markii ay dowladihii iska rideen.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews