Madaxweyne Muuse Biixi Oo Saaka Booqasho Uga Tagay Ex Madaxweyne Siilanyo+Daawo Sawirada
February 23, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuuse Biixi Cabdi ayaa Booqasho iyo Salaan Ugu tegay Saaka Madaxweynihii hore ee Qaranka Somaliland, ahna Aas-aasaha Xisbiga KULMIYE Axmed Maxamed Maxamud(Siilanyo)

