“Waqooyiga Hargeysa Waxa Ka Socota Arrin U Eeg Ta Ka Socota Dhulka Falastiin Ee Dadka Lagu Deegaamaynayo…” Odayaal Hargeysa Ka Hadlay Ayaa Sidaa Yidhi”Daawo Muuqal
February 23, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxgarad iyo odayaal ayaa waxa ay Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland ku eedeeyay in uu deegaamaysi ka bilaabay deegaano waqooyiga ka xiga magaalada Hargeysa