Daawo Muuqalka”Abwaan Cabdiraxmaan Abees Oo Saaka Ka Soo Dhex Muuqdey Shirkii Golaha Dhexe Ee Kulmiye
February 26, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Abwaan Cabdiraxmaan Abees oo maalintii shalay maxkamada gobalka Maroodi-Jeex xoriyadiisa u soo celisay ayaa waxaa uu isla saaka ba uu ka soo dhex muuqdey shirkii golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye oo ka socdey magaalada Borama
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/ARHN6FIULXU?t=5
Berberatoday.com