berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Madaxweyne Muuse Biixi Oo Si Balaadhan U Soo Dhaweeyey Sii Deynta Abwaan Abees ” Waa Nin Geesi Ah ..”
February 26, 2019 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu ka Hadley maxkamada gobalka Maroodi-Jeex oo shalay xoriyadiisii u celisay Abwaan Cabdiraxmaan Abees .

Madaxweyne Biixi ayaa amaaney go,aanka ay maxkamadu ku sii deysay Abwaan Abees isla markaana waxaa uu abwaanka  ku sifeeyey in uu yahay nin geesi ah oo dhiiran waliba

Sidoo kale madaxweyne Biixi ayaa madasha ka cadeyey in xukunkaas ay maxkamadu gaadhey aaney ka dawlad ahaan ka qaadan doonin wax racfaan ah , iyada oo shalay ay xeer ilaalintu racfaan ka qaadatey sii deynta abwaanka

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

https://youtu.be/lHo_kaf_buk

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews