Dab Ka Kacay Xarunta Wasaaradda Warfaafinta Somaliland Iyo Khasaaraha Ka Dhashay
February 26, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dab goor-dhawaydka ka kacay xarunta wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo wacy’gelinta Somaliland, ayaa sababay inuu shuf beelo xafiiskii waaxda is gaadhsiinta ee wasaaradaas, sida waxa sheegay taliyaha ciidanka dab-demiska qaranka sareeye guuto Axmed Maxamed Sawaaxili, hawl-kii ay dabkaas ku bakhtiinayeen ka dib u waramaayay telefishanka qaranka.
Taliyuhu wuxuu sheegay shufbeelida xafiisyadaas ay keentay goobtaas oo xidhnayd.