|
berberatoday.com
Marwo Nasra Max,ed Cabdilaahi(Nasra Caaqil)Oo Isu Sharaxday Gudoomiye Kuxigeenka Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye Oo Laga Guulaystay Ayaa Sheegtay Inay Ka Codeeyeen Haweenkii Golaha Wasiirada Kujiray
February 26, 2019 - Written by admin
Waxaanay Ku Tidhi Qoraal Ay Barteeda Facebook Soo Dhigtay Sidan”
maanta waxaan isku sharaxay ku xigeenka gudoomiya golaha dhexe ee xisbiga kulmiye. waxan u hanbalyeynayaa wllkay Ali Aliyow oo iga helay waxaan u mahad celinayaa intii ii codaysay iyo intii aan ii codayn
Nasra Maxed Cabdilaahi (Jamaad Mohamed) COMMENTS
|
||||
|
|
|||||