Askari Boolis Ah Oo Weeraray Hawl-Wadeeno Ka Tirsan HCTV Iyo Maamulka TV-Ga Oo Si Kulul Uga Jawaabey + [ Muuqaal ]
February 27, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Askari ka tirsan ciidanka Booliska Somaliland ayaa waxaa uu maanta dacadi iyo dhib u geystay hawl wadeeno ka tirsan telefishanka HCTV oo suuqa Hargeysa barnaamij ka duubaayey waxaana arintaasi si kulul uga jawaabey maamulka sare ee TV-ga HCTV