Daawo Muuqalka”Madaxweynaha Kililka Somalida Itoobiya Mustafe Cagjar Iyo Wefti Balaadhan Uu Hogaaminayo Somaliland Safar Kuyimi Iyo Ujeedad Socdaalka
February 27, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Deegaanka Soomaalida Mustafe Muxumed Cumar iyo wafti ballaadhan oo uu hoggaaminayo ayaa goor-dhawayd soo gaadhay magaalo xuduudeeda Wajaale.
Madaxweynaha Deegaanka Soomaalida Mustafe Muxumed Cumar ayaa hadda waxana loo soo galbiyay dhinaca magaalada Hargeysa oo uu caawa u hayo doono.
Maalinta beri ah ayy Madaxweyne Mustafe Muxumed Cumar ka qayb-galaya dhagax dhigga Waddada isku xidha Berbera iyo Wajaale ” Berbera Corridor”, taasi oo la filayo in uu Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi dhagax dhigi doono.