Deg Deg :- Xisbiga Waddani Oo Iminka Mid Mid U Soo Bandhigay Fadeexadihii Ku Gadaamnaa Shirka Kulmiye
February 27, 2019 - Written by berberatoday berberatoday
Hargaysa (*Berberatoday.com)_ Afhayeenka Guud ee xisbiga Waddani Barkhad Jaamac Xirsi Batuun ayaa waxaa uu si adag uga Hadley shirkii golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye dhawaan ku qabsadey magaalada Borama
Afhayeen Barkhad ayaa waxaa uu mid mid u soo bandhigay fadeexado uu sheegay in ay ku gadaamnayeen shirkaasi , sidoo kale waxaa uu si adag u dhaliilay hadalo madaxweyne Biixi ka soo baxay xili uu khudbad u jeedinayey xubnaha golaha dhexe