berberatoday.com
Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Masuuliyiin Ka Kala Socda Wadamada Itoobiya Iyo Imaaraatka Oo Maalinta Beri Dhagax Dhigi Doona Wadadii Berbera Corridor
February 27, 2019 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland Md.Muuse Biixi Cabdi ayaa Maalinta Beri ah dhagax dhigi doona dhismaha Waddada Berbera Corridor oo muddo badan dhagaha shacabka kusoo noqnoqoneysay Waxaana dhagax dhigas kala qeyb qaadan doonan Masuuliyiin ka kala socvda Wadamada Itoobiya Iyo Imaaraatka Carabta oo Shirkada DP World Qeyb Katahay.

Munaasibada Dhagax dhiga oo ka dhici doono Duleedka kantaroolka Halaya Ee Bariga Casimada Somaliland Ee Hargeysa Ayaa waxa kusoo qulqulaya wufuud balaadhan oo ka kala socda Dawladaha Ethiopia, Kenya, U.A.E, Ismaamulka Somalida Ethiopia uu hogaaminayo Madaxweynaha Kililka Somalida Mustafe Cagjar Eu-da, IGAD iyo Shirkada DPWorld Ee maamusha Dekadda Berbera.

 

Goobtii dhax dhiga laga Samayn lahaa ayaa la diyaariytay waxaana maalmahanba ka shaqaynaayay qalab lagu xaadhaayay goobta Wadadu ka bilaabi doonta sida la sheegay ama ka muuqata Sawiradan.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews