“Xaq Uma Laha Beesha Bariga Burco Mar Kale Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye..” Siyaasi Axmed Cilmi Yare”Daawo Muuqal
February 27, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Axmed Cilmi Yare oo ka mid ah siyaasiyiinta xisbiga Kulmiye ayaa waxaa uu maanta warbaahinta u sheegay in beesha uu ka soo jeedo ee Bariga magaalada Burco aaney maanta xaq u laheyn in lagu wareejiyo gudoomiyaha xisbiga Kulmiye balse ay haboon tahay in gudoomiyaha xisbiga Kulmiye maanta lagu wareejiyo siyaasiyiin ka soo jeeda gobalka Sool