|
berberatoday.com
Cadaymo Muujinaya Goobtii Lagu Kufsaday Lagu Khaarajiyay Gabadhii Yareyd Ee Caasho Ilyaas Oo La Helay Iyo Afar Wiil Oo Kiiska Loo Qabatay Qirtayna
February 28, 2019 - Written by adminGaalkacayo(Berberatoday.com)-Waa qayb kamid ah cadeymadaha laga helay gurigii la tuhunsanaa in lagu kufsaday hadana lagu diley caaisha ilyaas aadan oo 12sano jira
ciidamada P.I.S waxay soo qaabteen 4 wiil . Mid kamid ah raga wuxuu ka yimi qurbaha. Mid kamid ah raga ayaa qirtay falkaas kadibna kuligood way qirteen. Odoyaasha dhaqanka ee gobolka mudug iyo beelaha ay kasoo jeedaan 4taan wiil ayaa wada dadaalo ay kaga badbaadinayaan wiilashooda sharciga waxayna u badantahay inay ku guuleystaan,maadaama dalku sharci ka jirin. Waxaana dhici karta in qoyska caasho ilyaas aadan ay qaatan Magdhow . Dalka Soomaaliya dad geystay Kufsi dilayna qof dumar ah oo ay kufsi u geysteen oo sharciga islaamka lagu xukumay majiro waana sababta markasta ay usoo noq-noqoto kufsiga iyo dacadiga loo geysto dumarka soomaaliyed Xigasho Samadoon Cumar COMMENTS
|
||||
|
|
|||||