Daawo Muuqalka”Askar Somaliland Ah Oo Maxkamadu Xukun Ku Riday Iyo Danbiga Ay Sameyeen
February 28, 2019 - Written by admin
Burco(Berberatoday.com)-Maxkamada ciidamada qaranka Somaliland ayaa waxaa ay xukun min shan sanno ah iyo ganaax Lacageed ku riday saddex askari oo ka tirsan ciidanka Booliska Somaliland , kuwaas oo lagu soo qab qabtey maan dooriyaha Khamriga