Daawo Muuqalka”Faysal Cali Waraabe Oo Sheegay In Ay Iskuuladii Isku Badaleen Jeelal
February 28, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Eng: Faysal Cali Waraabe oo hadal ka jeediyay mid ka mida Dugsiyada gaarka loo leeyahay, ayaa ka hadlay xaalada waxbarashada dalka, isagoona sheegay in Iskuuladii dalku ay isku badaleen Jeelal.
https://youtu.be/aMnuUeO4h3g
Berberatoday.com